Kondylom
Kondylom waxaa keena fiirus oo qofka u keenayo honqor midabkeedu yahay cassan qafiif ama midab korka u eg. Kolkii u sare u kacsan yahay, dhaqdhaqaaq badan yahay, kooxo ahaan tirodooda u kordhaan ayeey muuqdaan. Honqorrada waxay kalo noqon karaa kuwo yaryar, ballaaran, indhana marna lagu arki karin. Hurgunta honqorta aad ayee caadi u tahay.
Sidee baa cudurka kondylom laysugu daartaa?
Cudurku waxaa caadi ahaan laysku faafiyaa kolkii la galmoonaayo. Haseyeeshe, waa laysku faafin karaa kolkii siyaabo kale laysku taabanaayo.
Maxay yihiin astaamaha kondylom?
Cudukan astammo caadi ahaan mal laha. Haseyeeshe, ragga iyo dumarka ba ee cudurka ku dhacay waxay saxaaxyadooda ka dareemi karaan; cuncun, xanfaf, dheecaan, dhiigbax aanan badnayn, dilaac iyo hurgunta xubnaha taranka. Honqortu waxay ka soo ifbixi kartaa afka iyo gudaha futada.
Sidee baa cudurkeenaha laysaga baara?
Honqorrada waaweyn oo dillacsan hab fudud ayuu takhtarka u arki karaa. Kuwa fidfidsan ayaa ka dhib badan in la arko, laakin waxaa lagu shaybaara kadib kolkii la mariyo daawo suurtagelinneyso inay muuqdan. Takhtarka wuxuu kolkaas adeegsada qalabka wax weyneeyo, taaso u suurtagelinaayo innuu hab an mugdi ku jirin u baaro.
Sidee loo daweeya kondylom?
Honqorrada waxaa lagu daawayn kara daawo u gaar ah oo laban. Ama waa la gubi karaa ama baraf baa lagu baabiin kara. Hadii ey kor saaran yihiin waxaa lagu daween kara laser oo natiijo fiican ka keenayo. Markii la daweeyo kadib honqorta wey soo laaban karta. Waa in markaas loo taga takhtar marlabaad.
Sidee baa ula dhaqma qofka aan xiriirka la leeyahay?
Waa in had iyo jeer cudurka laga baara qofka jirrolaha u hab joogto ah ula noolyahay. Shaqsiyadkii berry hore u la noola, waa in sidaaso kale loga baara cudurka. Waayo waxaa dhici kartaa in qofkaas u jirrolaha curudka qaadsiyaay.
Cudurrrada dabasocda kondylom waa jaadma?
Fiirus kamid ah fiirusyada keena cudurka kondylom wuxuu wax ka beddeli karaa unugyda ilmogalenka. Sidaas awgeed waa in hab joogto ah, laqu dhaqaaqa shaybaarka unugyada, waa haddii haweeneyda ay cudurka kondylom qabi jirtay.
Ha illoowin!
Ha illoowin in aad had iyo jeer ku isticmaasho kiishka caagga ka samaysan ee shahwada lagu uruuriyo . Dhamaan finanka iyo nabarrada ka soo yaaca saxaaxyada maaysan aha kondylom. Haseyeeshe, haddii finanka isu roggan nabarro kuwaaso ku yaala saxaaxa ama agagaarkooda, waa in takhtar baaritaan awgiis lola xiriira.
