Booqasha yaasha

Wada xaajoodka kondhomka – waxay kor ugu qaadaysaa isticmaalka kondhomka 10 daqiiqo!

Balan qaado markaad nasoo booqatid.


ISKUULKA, URURRADA IWM

Waxbaan barnaa iyo waxaana bixinaa qudbad.

Waxaan bixinaa xal shaqsiyadeed.

Nala soo xariir!

 

 


Kusoo dhawow Isbitaalka Ragga ee Järva


Waxaan nahay isbitaalka ragga ee galmadda ama galmadda la xariira.
Haddii aad wal-walsan tahay, waad isbaari kartaa haddii aad qaaday cudurada la kala qaado ama HIV. Waxaad kaloo sameesan kartaa balan haddii wax si ka yihiin guskaaga aad la yaaban tahay ama uu dhib kugu hayo.


Caawimo ayaad ka heli kartaa wixii khuseeya dhibaatooyinka keena galmada, sidda shahwada oo dhaqso ku timaada, cilad xagga kicida guska ama ciladdo kale, oo la xariirta noloshaada galmadda.
Dhamaan shaqaalaha isbitaalka ka shaqeeya waa rag. Waxaan khibrad ayaan u leenahay sexology (cilmiga galmadda) qarsoodidana waan ku dheereynaa.
Waxaan kaloo kaa caawinaynaa haddii aad u baahan tahay turjubaan marka aad nasoo booqanaysid.

Soo dhawow!

Shaqaalaha Isbitaalka Ragga ee Järva


 


 


WARBIXINTA XIDHIIDHKA

Tel: 08-123 39390 

Rinkebysvängen 70 B,
dabaqa 3aad,
163 74 Spånga