Booqasha yaasha

Wada xaajoodka kondhomka – waxay kor ugu qaadaysaa isticmaalka kondhomka 10 daqiiqo!

Balan qaado markaad nasoo booqatid.


ISKUULKA, URURRADA IWM

Waxbaan barnaa iyo waxaana bixinaa qudbad.

Waxaan bixinaa xal shaqsiyadeed.

Nala soo xariir!

 

 


Talo jeedinta kondomka


Dhibaatooyinka caadiga ah ee joogtada waa adigoo haysta kondom oo aadan isticmaalin. Tani waa run waxayna horkaceysaa uur aan loo baahneyn iyo cudurada la kala qaado oo si laga-maar-maan ah oo lagama filaan ah uu u fido. Sababaha aan loo isticmaalin kondomku waa badan yihiin. Iyadoo la eegin sababta, haddii aanu nahay Isbitaalka Ragga ee Järva waxaan rumaysan nahay bilowga isticmaalka kondomka wuu fududahay inaad isticmaasho haddii aad ka saarto “ficilka” sababta aadan isku dayin inaan isticmaasho kondom.

  • Way adag tahay in la xirto?
  • Badanaa miyuu dilaacaa mise wuu dhacaa?
  • Ma si xun ayuu u le’eg yahay ama qaabdaro?
  • Kacsigaagu miyuu ka daraa markaad isticmaasho kondomka?

Haddii jawaabtu tahay haa su’aalahan, waxaa jirra wax la isticmaalo inta aadan ka soo hor jeesan inaad isticmaasho. Kusoo dhawow inaad timaado Isbitaalka Ragga ee Järva talo shaqsiyadeed ku saabsan kondomka.


 


WARBIXINTA XIDHIIDHKA

Tel: 08-123 39390 

Rinkebysvängen 70 B,
dabaqa 3aad,
163 74 Spånga