Booqasha yaasha

Wada xaajoodka kondhomka – waxay kor ugu qaadaysaa isticmaalka kondhomka 10 daqiiqo!

Balan qaado markaad nasoo booqatid.


ISKUULKA, URURRADA IWM

Waxbaan barnaa iyo waxaana bixinaa qudbad.

Waxaan bixinaa xal shaqsiyadeed.

Nala soo xariir!

 

 


Khaniis ama labeeb?

Haddii aad jeceshay ama aad dareemayso hami qof kale waa awood in dadka badakiisu umaleenayaan mid wanaagsan. Balse haddii aad la kulanto aragtidaada ana dadka kugu ag’dhow, ogaanshaha inaadan ahayn nin ama naag aad ayay u adag tahay inaad food saarto. Maxaad tahay? Dadka kale maxay lee yihiin? Waxaad rabtaa inaad dadka kale u sheegto, balse siddee? Su’aalaha qaarkood waa wax iska caadi ah waxaana laga yaabaa iney jirraan su’aalo kale. Isbitaalka Ragga ee Järva wuxuu bixinayaa taageero haddii aad rajeeneyso inaad ka hadasho.

 

 


 


WARBIXINTA XIDHIIDHKA

Tel: 08-123 39390 

Rinkebysvängen 70 B,
dabaqa 3aad,
163 74 Spånga