Xiniinyaha
Xiniinyaha raggu xuubka ayay ka jaqaan guska hoostiisa badanaana waxay heliyaan labada xiniin. Xuubka xiniintu timo ayay leedahay wayna war-wareegtaa sababtoo ah dhamaan dhidigka iyo qanjirka aad ka dhax arkayso jirka hoostiisa.
Balaca xuubka xiniintu waxay isku badashaa si joogta ah sidey u ilaaliso xiniinta iyo howl qabkooda. Xiniintu waxay u baahan tahay cimilo ilaa 34 °C sidey u shaqeyso iyo, cimiladan, xuubka xiniitu wuu weynaadaa. Waxaad dhihi kartaa xuubka xiniintu wuu yaraadaa markay qaboodahay xiniintuna waxay u baahan tahay iney ka qaadato jirka kuleyl markay kuleylkuna jiro cimilada xuubka xiniintu waa weynaadaa.
Xiniitu waa labo ugxuumood kala go’an oo ku jira xuubka xiniinta shahwada raggu ay ku Xiniitu waa labo ugxuumood kala go’an oo ku jira xuubka xiniinta shahwada raggu ay ku
Haddii aad dhib ku qabto xuubka xiniinta oo aad dareemayso wal-wal, soo wac Isbitaalka Ragga ee Järva siddaan balan uga qaadato dhakhtarada yada.
