Booqasha yaasha

Wada xaajoodka kondhomka – waxay kor ugu qaadaysaa isticmaalka kondhomka 10 daqiiqo!

Balan qaado markaad nasoo booqatid.


ISKUULKA, URURRADA IWM

Waxbaan barnaa iyo waxaana bixinaa qudbad.

Waxaan bixinaa xal shaqsiyadeed.

Nala soo xariir!

 

 


Siddee ku nadiifisaa guska?


Waxaad ku dhaqi kartaa guska sidda jirkaaga oo kale, sabuun iyo biyo. Balse haraga sare ee guska iyo gudaha xuubka (haddii aad leedahay mid) waa goob jilansan. Guska caaradiisu iyo gudaha xuubka waxay ku fiican tahay inaad ku dhaqdo biyo qandac ah(saabuun la’aan). Dhibka kor iyo gudaha caarada gusku badanaa waa saabuunta.


 


WARBIXINTA XIDHIIDHKA

Tel: 08-123 39390 

Rinkebysvängen 70 B,
dabaqa 3aad,
163 74 Spånga