Booqasha yaasha

Wada xaajoodka kondhomka – waxay kor ugu qaadaysaa isticmaalka kondhomka 10 daqiiqo!

Balan qaado markaad nasoo booqatid.


ISKUULKA, URURRADA IWM

Waxbaan barnaa iyo waxaana bixinaa qudbad.

Waxaan bixinaa xal shaqsiyadeed.

Nala soo xariir!

 

 


Khuseeya guska


Qoraalkani wuxuu khuseeyaa dhowr wax yaabood oo ku saabsan guska, balse ka fig wax kasta. Haddii aad qabto su’aalo kasta oo ku saabsan guska, waad nasoo booqan kartaa isbitaalka yaga

 

Kacsi

Kacsiga waxaad ka dareemi kartaa marka galma ku fakarto, riyooto ama dareen kaaga (aragti, maqlid, dhadhan, uritaan, ama taabasho). Waxaad kaloo ku heli kartaa kacsiga adigoo salaaxa, oo siigaysanaya ama garaaca. Raggu badanaa kacsikoodu waa 4-6 jeer habeenkii. Xarakaadka caadiga ahi si iskeed ah ayay u dhacdaa.


 

FINAN IYO BAR-BAR

finanka iyo barbarta qooreha korkiisa ku samaysma waxa ay noqon karaan timo-galkood ama baruur-qanjir. noocani Jirka oo dhan way ku yaalliin, laakiin waxa si wanaagsan looga arki karaa qooreha, maxaa yeelay qoorehu wax baruur ah kumalaha maqaarka hoostiisa.

Haddii aad leedahay finan ama dhibco ku yaalla dhalfada hareereheeda ama waxyar hoosteeda, sida caadiga ah ma aha wax khatar ah ee waa finan-jireed ay raggu nusow nus in ka badan iska leeyihiin .

 

Gudniinka  

 

Ragga qaarkiis waa gudan yihiin. Tani macnaheedu waa qayb kamid ah, ama dhamaan haraga (daboolka sare ee guska) ayaa la jaraa. Gudniinku wuxuu ku dhacaa diin ahaan ama dhaqan ahaan. Adiga xataa waa lagu gudi karaa haddii aad cilad haraga ahi jirto – markii ay ku dhibto inaad galmo sameeyso ama ay adkaato inaad nadiifiso. Gudniinka wiilashu waa laga ogol yahay dalka Sweden waxaana sharciyeeya axdiga.

 


 


WARBIXINTA XIDHIIDHKA

Tel: 08-123 39390 

Rinkebysvängen 70 B,
dabaqa 3aad,
163 74 Spånga