Booqasha yaasha

Wada xaajoodka kondhomka – waxay kor ugu qaadaysaa isticmaalka kondhomka 10 daqiiqo!

Balan qaado markaad nasoo booqatid.


ISKUULKA, URURRADA IWM

Waxbaan barnaa iyo waxaana bixinaa qudbad.

Waxaan bixinaa xal shaqsiyadeed.

Nala soo xariir!

 

 


Goorma ayaad isbaartay?

 

Mar kasta oo aad ka galmootid xagga hore ama dambe ee qofka   ama afka waxaad u leedahay hallis inaad qaado cudurada la kala qaado. Sidda keliya aad ku badbaadeyso waa komdom aad u isticmaasho si sax ah (Kondhomyo).

Haddii wax cusub kugu soo baxaan oo aadan arag hadda kahor ama aad ka dareento guskaaga ama aad rumayso inaad qaaday, waxaan kula talineynaa inaad isbaarto baaritaan. Xataa waxaad qaadi kartaa cudurada galmadda lagu kala qaado adigoon waxba dareemin.

 


WARBIXINTA XIDHIIDHKA

Tel: 08-123 39390 

Rinkebysvängen 70 B,
dabaqa 3aad,
163 74 Spånga